Milateriga Israel oo duqeyn ku laayey shacab reer Falastiin ah (Daawo Sawirro)

Ciidamada Yuhuuda ayaa duqaymo xagga cirka ah ka geystay marinka Gaza, iyagoo halkaas ku dilay illaa 10 qof oo uu ku jiro dagaalyahan sare, halka ay dhaawacyo soo gaadheen tobanaan qof oo kale. Saraakiisha Israa’iil ayaa sheegay inay beegsadeen kooxda Islamic Jihad, iyadoo ka jawaabaysay halis ku soo fool lahayd, ka dib markii ciidamada Israa’iil … Continue reading Milateriga Israel oo duqeyn ku laayey shacab reer Falastiin ah (Daawo Sawirro)